War cusub oo ka soo kordhay duulimaadyadii la xanibay ee Gedo iyo Muqdisho

Duulimaadyada Magaalada Muqdisho iyo gobolka Gedo ayaa maanta si kmg ah dib ugu bilowday kaddib markii muddo ka badan toddobaad ay xayiraad saarnayd. Ilaa saddex duulimaad ayaa maanta ka kacay garoonka Doolow iyadoo ay saddex kalana tageen, berri ayaa sidoo kale la filayaa in magaalada Garbahaarrey ay tagaan duulimaadyo kale. In kabadan toddobaad ayey duulimaadyadu … Continue reading War cusub oo ka soo kordhay duulimaadyadii la xanibay ee Gedo iyo Muqdisho